Madaxweyne Waare Oo la Kulmay Safiiro Reer Galbeed ah (Daawo Sawirada)  

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirada Ingiriiska iyo Sweden Ee Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay arrimo kale duwan oo quseeya Horumarinta Hirshabelle. Kulankan uu Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare uu laqaatay Danjiraha wadanka Sweden u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Andreas Von Vexkull ayaa waxa ay kaga wada … Continue reading Madaxweyne Waare Oo la Kulmay Safiiro Reer Galbeed ah (Daawo Sawirada)